Wednesday, September 17th, 2014
logojaliil

Daawo Muqaalka:Soomaalida ku Nool Gobolka Manisoora oo soo waa jahday Cabsi xoogan akdib markii ay ……

Soomaalida deggan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa argagax ka qaaday wararka sheegaya in nin Soomaali-Marayka ah uu ku dhintay dalka Syria isagoo ka bar-bar dagaallamaya kooxda Daacish. Ninkaas ayaa noqday qofkii labaad ee Maraykan ah ee ku dhintay Syria.

Sidoo kale Douglas McCain oo ah Maraykan ka so jeeda Minnesota, ayaa isna ku dhintay Syria, iyadoo tani ay abuurtay wel-wel ku aaddan xagjirnimada iyo dhalinyarada loo qoranayo dagaallada argagixsada.
Weriyaha VOA Kane Farabaugh ayaa warbixintan ka soo diray Minnesota, Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedinaysa.

Soomali

Comments

comments

Maamulka Sare Ee Shabakada Hiiraanka Omar Markiyow Nagala Soo Xiriir

Hiiraanka@hotmail.com Ama Skype hiiraanka wasass

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>