Sunday, August 2nd, 2015
logojaliil
heesmacaan

Daawo muuqaalka: Qaabkii Loo Toogtay Raggii Xildhibaanad Saado Cali ka dib markii ay soo….

Ragan la toogtay oo horey uga soo muuqday Muuqaal laga baahiyay Telefishinka Dowlada ayaa ku qirtay in ay ka dambeeyeen Weeraro kala duwan oo lagu dilay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya iy Saraakiil katirsan Hay’ada Nabad Sugida.

Xildhibaanada ay dileen ragan la toogtay waxaa kamid ahaa Xildhibaanad Saado Cali Warsame, Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd, Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer, Axmed Odawaa Baale ,Maxamed Axmed Qaanuuni oo labaduba katirsanaa Hay’ada Nabad Sugia Qaranka.

Fagaaraha lagu tooganayay ragan qirtay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab waxaa ku sugnaa Saraakiil katirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka sida, Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Dowlada Soomaaliya

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com