Monday, July 6th, 2015
logojaliil
heesmacaan

Daawo Muuqaalka:Dhacdo Naxdinleh ururka Daacish oo si xun ula dhaqmayo Caruur 10 sano ka yar yar ka….

BBC-da ayaa soo bandhigtay muuqaal ay heshay oo lagu duubay Mobel, kaasoo muujinaya dagaal[yahanada Daacish oo ciqaabaya wiil 14 jir Syrian ah.

Muuqaalkan oo uu duubay mid kamid ah dagaalyahanada Daacish, ayaa waxaa muujinaya wiil yar oo 14 jir ah oo inta meel kore laga soo laad laadiyay si bini’aadanimada ka baxsan loo garaacayo.

Riix Halkaan Ee Daawo Muuqaalka

QM ayaa Daacish iyo dhamaan kooxaha ka dagaalama Syria ku eedeeysay ineey ciqaabaan caruurta yar yar mar marka qaarna ayba dilaan.

Sidoo kale Daacish ayaa caruurta yar yar si qasab ah ku askareysa una adeegsata dagaalada ay kula jiraan Dowlada Asad.

Mid kamid ah Caruurta oo wareysi siiyay BBC-da, ayaa sheegay inuu ka garab dagaalamay Jabhada Al-nusra ee Syria ka dagaalanta kuna xiran urur weynaha Al-qacida kahor intii uusan kusoo biirin Daacish.

koron

 

 

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com