Sunday, September 21st, 2014
logojaliil

Dagaalyahano Hubeeysan oo weerar culus ku qaaday Xadka Dowladaha Somalia iyo Kenya oo ciidamada labada dalka ka wada howlgalayeen.

Dagaalyahanada aad u hubeeysay ayaa lagu soo waramayaa in Xalay ay Weerar Xoogan ku qaadeen Bar-Koontarool Ciidamada Dowladda Kenya ay ku leeyihiin Xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya.

 

Sida ay wararka sheegayaan weerarkan Kooxaha hubeysan ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada Dowladda Kenya ay ku leeyihiin Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay Qasaaro kala duwan.

 

Sido kale Inkastoo aan la ogeyn Qasaaraha dhabta ee ka dhashay Weerarkan hadan waxaa sidoo kale aan la shaacin Cidda ay ka tirsan yihiin Kooxaha Weeraray Bartaasi Koontarool.

 

 

Si kastaba ha ahaatee muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab waxaa ay siyaabo kala duwan u weerareen Degaano dhaca Dalka Kenya.

 

 

 

Xafiiska Wararka.

 

Www.Hiiraanka.com

 

 

Muqdisho

Comments

comments

Maamulka Sare Ee Shabakada Hiiraanka Omar Markiyow Nagala Soo Xiriir

Hiiraanka@hotmail.com Ama Skype hiiraanka wasass

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>