Friday, September 4th, 2015
logojaliil
heesmacaan

Deg deg ah: Ciidamo ka Tirsan Dowlada Soomaalia oo Caawa dhagta Dhiiga Loo daray magalada Mugdisho…..

Kooxo ku hubeysan Bistoolado Ayaa caawa Salaadii Maqrib Kadib waxaa ay suuqa laansalooti ku toogteen Askar katirsan Ciidamda Dowlada Somalliya Gaar ahaan Kuwa Ka holgala Saldhiga Degmada Waaberi.

Askarta ladilay ayaa rasaasta waxaa ay kala dheceen kooxdan hubeysan qeybaha sarre Ee Jirka Gaar ahaan Dhanka madaxa taas oo sababtay in Labada Askari ay goobta ku qurbaxaan oo in cabaar ah ayaalaan mesha lagu dilay.

Raga dilka geystay ayaa lasoo shegaya in ay goobta ka baxsadeen iyadoona meesha ay yimaadeen Ciidamo katirsan Dowlada Somalia.

Tan iyo markii lagudo galay bisha barakeysan Ee Ramadaan waxaa Ay Maleshiyaadka Al-Shabaab kordhiyeen Dilka Dadka Muslimiinta Ah Ee Sooman iyo Askarta Dowlada.

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com