Sunday, July 5th, 2015
logojaliil
heesmacaan

DEG DEG: Dagaal xoogan oo iminka ka socanaya deegaanka Goobweyn una dhaxeeyo Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale.

wararka ay shabakada hiiraanka.com  ka heleyso Gobolka Jubbada hoose gaar ahaan Degaanka Goobweyn ay ku dagaalameen Ciidamo ka kala tirsan kuwa Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale.

wararku waxaa ay intaasi ku darayaan Khasaare jiro inkasta oo aan wali si rasmi ah loo xaqiijin Dhacdada oo dhow darteed.

filo goordhow wixii soo kordha  

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com