Friday, February 12th, 2016
logojaliil

DEG DEG:Axmed Madoobe oo Kismaayo ku laabtay kadib safaradii Kenya iyo Itoobiya +Daawo Sawirro

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubno ka tirsan Maamulkiisa oo todobaadkii ugu dambeeyay howlo shaqo ugu maqnaa wadaada Kenya iyo Itoobiya ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo.

 

Wafddiga Madaxweynaha ayaa waxaa ku waheliya Guddoomiyaha deegaanada Joore Muxumed Fanax iyo Gen. Ismaaciil Saxardiid oo isugu muddo sanad iyo bar ah ka maqnaa magaalada Kismaayo

IMG_2847-480x320IMG_2848-480x320IMG_2849-480x320IMG_2850-480x320IMG_2854-480x320

comments

daawo Muuqaalka hiiraanka un

Nagala Soo Xiriir

hiiraanka@hotmail.com