Monday, August 3rd, 2015
logojaliil
heesmacaan

DEG DEG:Ciidamada Milatariga oo iskaga baxay Qoryooleey Kadib markii al shabab ay kuso xomeen +dagaal laga cabsi qabo

Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley Ee gobalka Sh.hoose Ayaa shegaayo in Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ay saaka iskaga soo baxeen qeybo kamida degmadaas oo fariisimo ay ku lahayeen cabsi laga qabo in Shabaab ay magaalada soo weraraan.

Dadka degmada ayaa saaka bilaabay in ay ka barakacaan degmada iyago ka baqaya in lagu dul dagaalamo oo ciidamada huwanta ah iyo dagalamayasha Shabaab ay korkoda ku dagalamaan.

Mahad Gabow Buule oo ka mida saraakisha ciidamada dowlada Ee Qoryoley ku sugan ayaa Warbaahinta u xaqiijiyey warkaan waxa uuna sheegay in dad tira yar oo shacab ah ay Magaalada ku hareen

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com