Friday, April 29th, 2016
logojaliil

DEG DEG:Doorashada Madaxweyne ku xigeenka maamulka Gobolada Dhexe oo hada bilaabanaysa

Waxaa hada  bilaabanaya doorashada madaxweyne ku xigeenka maamulka gobalada dhexe.

Munaasabada ka socota magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar garow balaaran oo arintaan ku aadan.

Musharaxiinta xilkaan u taagan ayaa  lagu wadaa inay goordhow halkaasi ka hadlaan.

kala soco  xili waliba  waxii cusub hiiraanka 

comments

un

Nagala Soo Xiriir

hiiraanka@hotmail.com