Thursday, September 3rd, 2015
logojaliil
heesmacaan

DEG DEG:Madaxweynaha oo ka qeyb galaya Kulanka Baarlamaanka manta iyo amanka oo si weyn loo adkeyay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya Kulanka Golaha Baarlamaanka Soomaaliya si uu goobjoog uga noqdo Guddiyo la Ansixinayo.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  Maanta Cod Qarsoodi ah u qaadaya Guddiyada kala ah Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan,Guddiga Garsoorka iyo Guddiga Xaduudaha iyo Federaalka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in uu tago Xarunta Golaha Shacabka ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho si uu Goobjoog uga noqdo Ansixnta Guddiyada.

Amaanka Xarunta Baarlamaanka ayaa maanta si weyn loo Adkeeyay,iyadoo ay xiran yihiin Wadooyinka Agmara Xarunta.

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com