Tuesday, September 1st, 2015
logojaliil
heesmacaan

DEG DEG:Madaxweyne Xasan Sheekh (xasan baariyow)oo Baajiyay Booqashadiisii Koonfur Afrika +sababta

Madaxweynaha dalka masar abdi fitah siisi ayaa baajiyay safar oo ku tagi lahaa dalka k/africa oo malinta biritoole  ayey iskugu imanayaan madaxda dalalka africa   isla markana ayey kaga qeeb galayaan

Shir Madaxeedka Midowga Afrika ayaa sannadkaan Lagu Qabanaya Dalka Koonfur Afrika Waxaana Diirada Lagu Saari Doona Cirib-tirka saboolnimada Iyo Amni darada Ka Jirta Qaarada Afrika ,

Shir Madaxeedka 25-aad ee Ururka Midowga Afrika ayaa sanadkan lagu qabanayaa magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxaana diirada lagu saari doonaa cirib-tirka saboolnimada iyo Amni-xumada ee ka jirta Qaaradda Afrika.

baaqashada madaxweynaha  dalka masar ayaa la ogeen sababta ka danbeeyso walow warbahinta qaar ay sheegayaan in madaxweynaha oo ka baqaayo dalka hadow dibada ka aado in oo ka dhaco afganbi ee

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com