Wednesday, July 29th, 2015
logojaliil
heesmacaan

DEG DEG:Puntland oo gudaha u gashay xuduuda Galmudug & xaalada oo faraha ka baxday + Guriceel oo …

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas oo habeenkii xalay ahayd kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 1-da Luuliyo oo ah markii ay israaceen goboladda waqooyi iyo kuwa koofureed ee dalka Soomaaliya isla markaasna goboladda koofureed ay ka xaroobeen gumeystihii Talyaaniga ayaa ka sheegay in Puntland aysan marnaba aqbali doonin maamulka laga dhisayo goboladda dhexe ee dalka Soomaaliya.

 

C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in maamulka goboladda dhexe uu hore u sheegay in xaduudoodu ay noqoneyso gobolka Nugaal, waxaana taas badalkeeda uu sheegay in xaduuda maamulka Puntland ay noqoneyso deegaanada Godinlabe iyo Guriceel oo kawada tirsan gobolka Galgaduud.

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com