Wednesday, May 27th, 2015
logojaliil
heesmacaan

DEG DEG:War naxdin leh : Xaaskii madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo lagu diley Garoowe

wararka laga heelayo  magala madaxda Puntland  ee garawe  waxay sheegayaan in Xaaskii madaxweynihii hore ee Puntlan Cabdiraxmaan Faroole lagu diley Garoowe dilka ayaa waxa la sheegay in uu geeystay  wiil uu dhalay  madaxweynahii hore Puntland  Faroole  dhacdan ayaa waxa ad u hadal haayo dadka reer Puntland  goobta oo dilka ka dhacay ayaa waxa gaaray  ciidama ka tirsan mamulka Puntland waxana  ayey gacanta ku dhigeen ruxii dilka geeystay

 

waxii faafahin ah kala soco hiiraanka.com

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com