Tuesday, September 16th, 2014
logojaliil

Dhageeyso Maqalka:Prof Gaadi Maamulka Azaaniya maha mid bur buraya in uu sii kobco mooyee….

gaandiXildhibaan maxamed Cabdi Gaandi oo kamid ah mudanayasha Baarlamanka soomaliya iyo Xubno kale ayaa shir ay ku qabteen magaalada Nairobi ee dalka kenya, waxay ku sheegeen inay dar dar gelin doonaan Howlihii maamulkii Azaaniya ee horey loo doonayey inuu ka shaqeeyo Gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo haatan maamulka uu Hogaamiyo Axmed Madoobe uu ka shaqeeyo.

Pro: gaandi oo waraysi siiyey Idaacada BBC ayaa wuxuu ka warbixiyey kulanka ay ku yeesheen magaalada Nairobi iyo Qorshahooda haatan ku wajahan deeganaadaasi uu ka arimiyo maamulka Jubaland iyagoona arimo badan daaha ka rogay.

 

Comments

comments

Maamulka Sare Ee Shabakada Hiiraanka Omar Markiyow Nagala Soo Xiriir

Hiiraanka@hotmail.com Ama Skype hiiraanka wasass

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>