Saturday, August 2nd, 2014
logojaliil

Faah faahin Dhiiraad ah oo ka soo baxayeeysa Diyaradii laga lahaa Ruusiya oo ku dhacday Soomaaliya..

Qoraal kusoo baxay Wargaysaka voice of Russia ee ka soo baxa dalka Ruushka, ayaa waxaa lagu sheegay in Diyaarad dagaal oo laga leeyahay Dalka Russia ku qaraxday Somalia.

Diyaarada ayaa la sheegayaa inay aheyd mid ku howlgali jirtay magaca QM, balse ay aheyd mid xog aruurin iyo basaasnimo ku howl-leh.

Gubashada Diyaarada ayaa waxa uu imaaday kadib markii uu dab ka kacay, islamarkaana ku baahay halkaasina ku gubatay.

Dhanka kale, waxaa jiro warar kaasi khilaafsan oo sheegaya in Diyaarada oo noceedu ahaa Mi-8 oo ah helicopter laga helay god dhexdiis loona malaynayo in la rasaaseeyay diyaarada lana soo riday sida dowlada Ruushka ay sheegtay.

Comments

comments

Maamulka Sare Ee Shabakada Hiiraanka Omar Markiyow Nagala Soo Xiriir

Hiiraanka@hotmail.com Ama Skype hiiraanka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>