Saturday, September 5th, 2015
logojaliil
heesmacaan

Maamul gobaleedka hiiraan iyo shabeelada dhaxe oo la isku raacay magaca loo bixin laha lana soo bandhigay (Aqriso Magaca Cusub

xildhibaanadii 8da ahaa iyo xassan sheekh oo heshiis galay.
Waxaana lagu heshiiyay qodobada soo socdo.

1- In Hiiraan iyo shabeelada dhexe leysku daro sidii horey loo qorsheeyay.
2- Magaca maamuulgoboleedkaas in uu noqdo (HIIRSHABEEL).
3- In madaxweyne looga dhigo nin xawaadle ah.
4- In caasimada laga dhigo Jowhar.

Musharixiintuna waa Goodax, Sanbalooshe, Cabdifitaax, gabar gaaljecel ah oo la yiraahdo Maryan oo abukaad ah iyo nin warsangeli abgaal ah oo la yiraahdo Cabdduqaadir waxaana nin maal qabeen ah oo uu madaxweynuhu wato balse, waxaa xildhibaanada lagu qanciyay in loo saxiixaayo in madaxweynaha la siiyo xawaadle.

 

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com