Thursday, September 3rd, 2015
logojaliil
heesmacaan

WAR DEG DEG AH:-Al Shabaab oo Fal Naxdin Leh ka Geystay Deegaan Ku yaalla Somaliya+Faah Faahin

Al shabaab ayaa  shalay  Galabta Meel Fagaaro ah oo ku yaalla Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe ku toogtay 3 Nin oo ay ku eedeeyeen inay Basaas/Jaajuus u ahaayeen Sirdoonka dalka Mareykanka.

Al shabaab ayaa Shacabka isagu soo baxay Toogashada u sheegay in 3 Nin oo Magacyadooda sheegin ku tilmaamay Basaasiin kala shaqeeyay Sirdoonka Mareykanka Dilka Labo Hogaamiye oo Amniyaatkooda kamid ahaa.

Waxay sheegeen inay hageen Diyaaradaha Drone-ka Mareykanka ee Duqeynta ku dilay Hogaamiyaal ay kamid ahaayeen Tahliil & Yuusf Dheg, kadib markii Baabuurtooda & Guri ay ku jireen loogu xiray Aalad Satalite-ka la shaqeysa.

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com