Monday, June 29th, 2015
logojaliil
heesmacaan

War deg deg ah: Dibad Bax looga soo horjeedo Dowlada oo Goordhow aka Bilowday Gobolada …..

Waxaa haatan ka socda Magaalada gaalkacyo dibad bax ballaaran oo looga soo horjeedo Maamulka Gobolada dhexe & Madaxda Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Dibad baxa ayaa waxaa ka qaybgalay Boqolaal dadwayne,Maamulka Gobolka kan degmada, Waxgaradka iyo waliba Haween.

Dadka ayaa watay boorar ay ku xardhanaayeen Doonimayno Doolarqaatay & doonimayno duminta Soomaaliya.

Goor dhow la soco Sawirro, Muuqaal & Khudbadaha laga jeediyay dibad baxa.

comments

daawo news

Nagala Soo Xiriir

Info@hiiraanka.com