Friday, May 27th, 2016
logojaliil

WAX KA BARO MADAXWEYNAHA Cusub ee lagu doortay Ahlu Suna+Tariiiq Nolaleedkisa Full

Madaxweynaha cusub ee  lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa la yiraahdaa mgaciisa Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Sheekhaan waxuu ka mid yahaya  culimada Ahlu Suna  kuwooda  ugu waawayn ee aadka loo qadariyo.

Wuxuu hada ku magacownaa ku simaha gudoomiyaha gudiga Fulinta ee kooxda  Ahlu Suna.

Ugu danbayn maanta waxaa loo ndoortay madaxweynaha maamulka gobalada Dhexe ee Ahlu Suna.

Shaakir

 

comments

un

Nagala Soo Xiriir

hiiraanka@hotmail.com